{"id":3634,"date":"2022-01-26T08:09:41","date_gmt":"2022-01-26T16:09:41","guid":{"rendered":"https:\/\/seiu6.org\/weingarten-oo-ingiriis-ku-qoran\/"},"modified":"2022-02-04T14:36:17","modified_gmt":"2022-02-04T22:36:17","slug":"weingarten-oo-ingiriis-ku-qoran","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/seiu6.org\/so\/weingarten-oo-ingiriis-ku-qoran\/","title":{"rendered":"Xuquuqaha Weingarten oo Ingiriis ah"},"content":{"rendered":"\n<p><strong>Haddii waligaa lagugu waco inaad la kulanto kormeerahaaga ama maamulahaaga si ay u baaraan xaalad keeni karta edbin, waxaad leedahay xuquuqo matalaad oo gaar ah. Xuquuahan waxaa loogu wacaa &#8220;Xuquuqaha Weingarten&#8221; waxaana lagu soo koobay hoos:<\/strong><\/p>\n\n<ol class=\"wp-block-list\"><li>Waxaad xaq u leedahay in Wakiilka Midowga uu xaadir ahaado<\/li><li>Haddii aad u baahan tahay in Wakiil Midow inuu joogo meeshaas, waa inaad ka dalbato isaga ama iyada<\/li><li>Haddii aadan ogayn sababta ay u rabaan in kormeerahaaga ama maamulahaaga ay kuula kulmaan, weydii haddii uu yahay kulan sababi kara edbin<\/li><li>Haddii maamulahaaga uu diido inuu kuu oggolaado inaad la timaado Wakiil Midow, ku celi codsigaa iyada oo uu markhaati u joogo. Haddiidin inaad xaadirto kulanka, balse haka jawaabin wax su&#8217;aal ah. Qoraal qaado. Marka uu kulanka dhamaado, wac Wakiilka Midowgaaga isla markaaba.<\/li><li>Waxaad xaq u leedahay inaad si gaar ah ula hadasho Wakiilka Midowgaaga ka hor kulanka, inta lagu jiro kulanka, iyo ka dib kulanka<\/li><li>Wakiilkaaga Midowga wuxuu xaq u leeyahay inuu door muuqdo ka qaato kulanka. Isaga ama iyada ma ahan oo kaliya markhaati.<\/li><\/ol>\n<p>&#8220;Xuquuqaha Weingarten&#8221; waxay ku salaysan yihiin go&#8217;aankii Maxkamadda Sare ee 1975, NLRB v. J. Weingarten.<\/p>\n\n<p><em><strong>Oraahdan ayaa badbaadin karta shaqadaada:<\/strong><\/em><\/p>\n\n<p>&#8220;Haddii wada hadalkan uu si un u horseedi karo in la i edbiyo ama shaqada laiga joojiyo, waxaan si xushmad leh u codsanayaa in Wakiilka Midwogayga uu goobjoog ka ahaado kulanka. Haddii uusan wakiil ii joogin, waxaan doorbidayaa inaanan ka jawaabin wax su&#8217;aalo ah ama bayaan ah.&#8221;<\/p>\n\n<p><strong>Dalbo Matalaada Midowga<br\/><\/strong>Waa inaad codsato matalaada Midowga ka hor ama inta lagu jiro wareysiga. Maamulka waa inuusan ku ogaysiinin xuquuqdan.<\/p>\n\n<p><strong>Diid Inaad Sii Wado Mataalada Midowga La&#8217;aantiisa<br\/><\/strong>Su&#8217;aal weydiiyaha waa in loo sheegaa rabitaankaaga matalaada. Diidmada wada-shaqeynta ee dhinacaaga ah waxaa loo arki karaa amar diido. Haddii maamulka uu kuu diido inaad hesho matalaad, joog qolka, balse aamus.<\/p>\n\n<p><strong>Ha Samaynin Wax Qoraal ah ama Hadal ah oo Dambi Qirasho ama Dambi La&#8217;aan Qirasho ah<br\/><\/strong>Laguuguma qasbi karo inaad hadasho. Jawaabta ugu habboon ee xaaladdan waa inaan la HADLIN \u2013 sheegashada inaadan dambi lahayn waxay ka dhigan tahay hadal.<\/p>\n\n<p><strong>Haka Tanaasulin Xuquuqdaada Matalaada<br\/><\/strong>Haddii aad sii waddo su&#8217;aalaha adiga oo aan matalaad helin, waxaad ka tanaasushay xuquuqdaada mataalada hadal kasta oo aad dhahdana waxaa loo adegsan si lid kugu ah.<\/p>\n\n<p><strong>Xuquuqaha Weingarten<\/strong> ma khusayso wada sheekaysiga maalinlaha ah ee ka dhaxeeya xubnaha iyo kormeerayaasha ee ku saabsan hawlaha shaqooyinka caadiga ah ama shaqo fulinta.<\/p>\n\n<div class=\"wp-block-group alignfull has-white-color has-purple-background-color has-text-color has-background is-layout-flow wp-block-group-is-layout-flow\"><div class=\"wp-block-group__inner-container\">\n<div class=\"wp-block-columns are-vertically-aligned-center flex-column flex-md-row is-layout-flex wp-container-core-columns-is-layout-28f84493 wp-block-columns-is-layout-flex\">\n<div class=\"wp-block-column is-vertically-aligned-center is-layout-flow wp-block-column-is-layout-flow\" style=\"flex-basis:40%\">\n<h4 class=\"font-primary has-white-color has-text-color wp-block-heading\">Waxaan awood ku leenahay wadajirka.<\/h4>\n<\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-column is-vertically-aligned-center mt-4 mt-lg-0 ml-0 ml-lg-6 is-layout-flow wp-block-column-is-layout-flow\" style=\"flex-basis:60%\">\n<div class=\"wp-block-buttons is-layout-flex wp-block-buttons-is-layout-flex\">\n<div class=\"wp-block-button is-primary\"><a class=\"wp-block-button__link\" href=\"https:\/\/seiu6.joinlocal.org\/\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">Ku soo biir SEIU6<\/a><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p><strong>Haddii waligaa lagugu waco inaad la kulanto kormeerahaaga ama maamulahaaga si ay u baaraan xaalad keeni karta edbin, waxaad leedahay xuquuqo matalaad oo gaar ah. Xuquuahan waxaa loogu wacaa &#8220;Xuquuqaha Weingarten&#8221; waxaana lagu soo koobay hoos:<\/strong><\/p>\n<ol class=\"wp-block-list\">\n<li>Waxaad xaq u leedahay in Wakiilka Midowga uu xaadir ahaado<\/li>\n<li>Haddii aad u baahan tahay in Wakiil Midow inuu joogo [&#8230;]<br \/>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":0,"parent":0,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":false,"inline_featured_image":false,"footnotes":""},"class_list":["post-3634","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v24.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xuquuqaha Weingarten oo Ingiriis ah - SEIU6<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/seiu6.org\/so\/weingarten-oo-ingiriis-ku-qoran\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xuquuqaha Weingarten oo Ingiriis ah - SEIU6\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Haddii waligaa lagugu waco inaad la kulanto kormeerahaaga ama maamulahaaga si ay u baaraan xaalad keeni karta edbin, waxaad leedahay xuquuqo matalaad oo gaar ah. Xuquuahan waxaa loogu wacaa &#8220;Xuquuqaha Weingarten&#8221; waxaana lagu soo koobay hoos: Waxaad xaq u leedahay in Wakiilka Midowga uu xaadir ahaadoHaddii aad u baahan tahay in Wakiil Midow inuu joogo [...]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/seiu6.org\/so\/weingarten-oo-ingiriis-ku-qoran\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SEIU6\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-02-04T22:36:17+00:00\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/seiu6.org\/so\/weingarten-oo-ingiriis-ku-qoran\/\",\"url\":\"https:\/\/seiu6.org\/so\/weingarten-oo-ingiriis-ku-qoran\/\",\"name\":\"Xuquuqaha Weingarten oo Ingiriis ah - SEIU6\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/seiu6.org\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2022-01-26T16:09:41+00:00\",\"dateModified\":\"2022-02-04T22:36:17+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/seiu6.org\/so\/weingarten-oo-ingiriis-ku-qoran\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/seiu6.org\/so\/weingarten-oo-ingiriis-ku-qoran\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/seiu6.org\/so\/weingarten-oo-ingiriis-ku-qoran\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/seiu6.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xuquuqaha Weingarten oo Ingiriis ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/seiu6.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/seiu6.org\/so\/\",\"name\":\"SEIU6\",\"description\":\"Property Services NW\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/seiu6.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/seiu6.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/seiu6.org\/so\/#organization\",\"name\":\"SEIU6 Property Services NW\",\"url\":\"https:\/\/seiu6.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/seiu6.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/seiu6.org\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Logo-Color-SEIU6.svg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/seiu6.org\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Logo-Color-SEIU6.svg\",\"width\":\"1024\",\"height\":\"1024\",\"caption\":\"SEIU6 Property Services NW\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/seiu6.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xuquuqaha Weingarten oo Ingiriis ah - SEIU6","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/seiu6.org\/so\/weingarten-oo-ingiriis-ku-qoran\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Xuquuqaha Weingarten oo Ingiriis ah - SEIU6","og_description":"Haddii waligaa lagugu waco inaad la kulanto kormeerahaaga ama maamulahaaga si ay u baaraan xaalad keeni karta edbin, waxaad leedahay xuquuqo matalaad oo gaar ah. Xuquuahan waxaa loogu wacaa &#8220;Xuquuqaha Weingarten&#8221; waxaana lagu soo koobay hoos: Waxaad xaq u leedahay in Wakiilka Midowga uu xaadir ahaadoHaddii aad u baahan tahay in Wakiil Midow inuu joogo [...]","og_url":"https:\/\/seiu6.org\/so\/weingarten-oo-ingiriis-ku-qoran\/","og_site_name":"SEIU6","article_modified_time":"2022-02-04T22:36:17+00:00","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/seiu6.org\/so\/weingarten-oo-ingiriis-ku-qoran\/","url":"https:\/\/seiu6.org\/so\/weingarten-oo-ingiriis-ku-qoran\/","name":"Xuquuqaha Weingarten oo Ingiriis ah - SEIU6","isPartOf":{"@id":"https:\/\/seiu6.org\/so\/#website"},"datePublished":"2022-01-26T16:09:41+00:00","dateModified":"2022-02-04T22:36:17+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/seiu6.org\/so\/weingarten-oo-ingiriis-ku-qoran\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/seiu6.org\/so\/weingarten-oo-ingiriis-ku-qoran\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/seiu6.org\/so\/weingarten-oo-ingiriis-ku-qoran\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/seiu6.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xuquuqaha Weingarten oo Ingiriis ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/seiu6.org\/so\/#website","url":"https:\/\/seiu6.org\/so\/","name":"SEIU6","description":"Property Services NW","publisher":{"@id":"https:\/\/seiu6.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/seiu6.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/seiu6.org\/so\/#organization","name":"SEIU6 Property Services NW","url":"https:\/\/seiu6.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/seiu6.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/seiu6.org\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Logo-Color-SEIU6.svg","contentUrl":"https:\/\/seiu6.org\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Logo-Color-SEIU6.svg","width":"1024","height":"1024","caption":"SEIU6 Property Services NW"},"image":{"@id":"https:\/\/seiu6.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/seiu6.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/3634","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/seiu6.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/seiu6.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/seiu6.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/seiu6.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3634"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/seiu6.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/3634\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/seiu6.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3634"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}