U Dhaqdhaqaaqida Siyaasadda

U doodista xubnaheena

SEIU6 waxay si firfircoon ugu lug leedahay siyaasaddaha magaalada, degmada iyo gobolka. Waxaan baaritaan ku sameynaa oo aan wareysi la yeelanaa musharaxiinta siyaasadda si aan u qiimeyno mowqifkooda arrimaha muhiimka u ah xubnaheena, waxaana ansixinaa kuwa aan taageerno.

Kuwa La Ansixiyay 2021

Seattle

Duqa Magaalada SeattleLorena González
Golaha Sharci Dejinta ee Seattle Kursiga 8Teresa Mosqueda
Golaha Sharci Dejinta ee Seattle Kursiga 9Brianna Thomas
Golaha Sharci Dejinta ee Seattle Kursiga 9Nikkita Oliver

Degmada King

Madaxa Degmada KingDow Constantine
Golaha Sharci Dejinta ee Degmada King Kursiga 3Sarah Perry
Golaha Sharci Dejinta ee Degmada King Kursiga 5Dave Upthegrove
Golaha Sharci Dejinta ee Degmada King Kursiga 9Ubax Gardeheere
Isbitaalka Degmada ee King 1Monique Taylor-Swan

Spokane

Golaha Sharci Dejinta ee Spokane Kursiga 2Betsy Wilkerson
Golaha Sharci Dejinta ee Spokane Kursiga 3Zachary Zappone

Tacoma

Duqa Magaalada TacomaVictoria Woodards

Hay’adda Maamulka Dekadda ee Seattle

Guddoomiyaha Hay’adda Maamulka Dekadda ee Seattle Kursiga 1Ryan Calkins
Guddoomiyaha Hay’adda Maamulka Dekadda ee Seattle Kursiga 2Hamdi Mohamed
Guddoomiyaha Hay’adda Maamulka Dekadda ee Seattle Kursiga 3Toshiko Hasegawa

Ma xiisaynaysaa Inaad Ku Lug Yeelato? Xubnaheena waxay muhiim u yihiin dadaaladeena u dhaqdhaqaaqida!

Waxaan awood ku leenahay wadajirka.